Ciidamo u abaabulan qaab beeleed oo weerar ku qaaday xarunta Nabad sugida Jubbaland

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xaruna KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo katirsan maamulkaasi balse u abaabulan qaab beeleed weerar xoogan ku qaadeen xarunta Ciidamada Nabad sugida Jubbaland. Ciidamada hubeesan ayaa weerar xoogan ku qaaday xerada FIAT oo saldhig u ah ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland, waxaana iska hor imaad labada ciidan … Continue reading Ciidamo u abaabulan qaab beeleed oo weerar ku qaaday xarunta Nabad sugida Jubbaland